Mojim 歌詞
Mojim 歌詞 > 欧州米国の歌手 > K'naan( Knaan ) > 地球詩篇 - 旗開得勝特輯(Troubadour - Champion Edition) > America(feat. Mos Def、Chali 2na)

K'naan( Knaan )



アルバムの紹介
歌詞
アルバムリスト

K'naan( Knaan )

America(feat. Mos Def、Chali 2na)

gabar yaroo subhaano
maro shabeelo hirato
maro qafiifa huwato
maga'aaga ii sheeg
magaeygu waa sharaf
sharaf haaji weeyan
aqalada hariirta
dhina baan ka jooga
alla ya u sheega
tinta u shanleeya

nahoy zamzamey
sabaah nuurey
adoo kin kin iyo
もっと沢山の歌詞は ※ Mojim.com
kaluun badaneey
adoo hajka jira
xasuus badaneey
sahiibtaa asho ashaq baa dilay
ugu dambeyntiina
aniyo geeluba
wa u banaanbahnay

wanagii orodnee
nabad barinee
mareykan waa laga soo waayay(3x)